Eebbow awooddaa Amranaanta magacaa Ifka aanu joogniyo Aakhiro idaylkood Aduu noogu roonoow, Noogu yeel mid aayo leh. Noogu deeg arsaaq badan Naga dhaaf denbigayaga Xumaantoo dhan naga dhawr.